Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan…
2020
Dowladda Kenya oo Muqdisho usoo dirtay wafdi dowladda Soomaaliya kalasoo hadla in xayiraada laga qaado Qaadka
Xoghayaha Guud ee Arimaha Dibada Kenya, Danjire Macharia Kamau ayaa gaaray magaalada Muqdisho shalay oo Sabti aheyd, isagoo hogaaminaya wafdi wada hadalo la yeelanaya dowladda Soomaaliya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isbadalo ku sameeyay Hoggaanka ciidanka Itoobiya, sidoo kale wuxuu wax ka badalay wasaaradda arrimaha dibadda, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaare…
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Soomaaliya oo gaartay Jowhar (Sawirro)
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa gaartay magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Xildhibaano ka tirsan…







