War ka soo baxay Ururka midowga Africa ayaa looga hadlay dagaalka sii xoogeysanaya ee ciidamada difaaca Qaranka ka wadaan gobolka Ismaamulka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya. Moussa Faki Mahamat guddoomiyaha Midowga…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Dajiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay taageerada ciidamada
written by HAJI
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa…









