Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo xigenkiisa ayaa maanta lagu wadaa in ay khudbad u jeediyaan xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi. Qaban qaabada munaasabada…
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan habka muuqaalka ah oo is barasho ah la qaadatay danjirayaasha safaaradaha Midowga Yurub, Sweden, Denmark, Norway, Netherlands…
Xaliimo Yareey ‘’ Gafkii iga dhacay waan ka soo noqday Alle ayaana uga Towbad keenay
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil [Xaliimo Yareey] ayaa si kooban uga hadashay eedeyn uga timid culimada kaddib markii been abuur ku tilmaamtay Aayada Qur’aanka ee Alle uu…







