Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan qarax ka dhacay guri uu ka degen yahay magaalada Kismaayo Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska Maamulka Jubaland Caydiid Saleebaan Xaashi. Qaraxa ayaa…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mukhtaar Xusseen Afrax ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ka go’an tahay in doorashooyinka waqtigooda ku dhacaan. Wasiirka ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ku…
Cali Guudlaawe oo eedeyn u jeediyey beesha caalamka baaqna u diray bulshada HirShabeelle
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay cid kasta oo ka qayb-qaadatay habsami u socodka doorashadii uu ku guulaystay. Madaxweynaha cusub…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaanada ayaa ka doodi doona Hindise Sharciyeedka Beeraha,…
Guddoomiye Mursal oo magacaabay guddi soo diyaara saamaynta Covid19 ku yeeshay dalka
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo loo igmaday soo diyaarinta saamaynta cudurka Covid19 ku yeeshay dalka, iyadoo magacaabidda guddigaan…









