Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa ka wada hadlay sida ugu habboon oo lagu xaqiijin…
2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir. Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u magacaabay guddoomiye ku xigeenka maamulka…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaannada ayaa akhrinta saddexaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Beeraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen Danjiraha Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya Amb.Jamaalu-diin. Kulankaan…









