Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka. Wareegto kasoo…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana Guddigaani ay ka kooban yihiin 9 xubnood oo la dagaalami doona Musuq-maasuqa. Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
RW Rooble Oo Sheegay In Dowladdu Ay Xoogga Saari Doonto Tayaynta Hay’adaha Garsoorka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso tayaynta hay’adaha Garsoorka. Ra’iisul…
Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka “Waxaan Soodhaweynayaa Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka”
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlaya ansixinta Golaha adeegga Garsoorka ayaa yiri “Waxaan so dhaweynayaa ansixinta maanta ee Golaha adeegga Garsoorka ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…








