Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya ciidamada Federaalka Itoobiya iyo xoogaga TPLF. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya…
Yearly Archives
2020
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay xubnaha maamulaya doorashada kuraasta xildhibaanada baarlamaanka ee beelaha Banaadiriga. Xubnaha uu caawa magacaabay Rooble ayaa ka kooban 11-qof, waxaana loo xil…
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo saaray habraaca lagu maamulayo doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi
written by HAJI
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland). Tallaabadan uu ku dhawaaqay guddoomiyaha aqalka sare ayaa…
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kulankii ugu horeeyay la qaatay guddiyada doorashooyinka
written by HAJI
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la yeeshay guddiyada madaxa bannaan ee doorashada heer Federal iyo guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka. Raysal Wasaaraha ayaa kula dardaarmay…








