Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay safiirka dowladda UK u jooga Soomaaliya Ambassador Ben Fender ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa…
2020
RW Rooble oo magacaabay Guddiga Doorashada Xildhibaannada beelaha Banaadiriga (Akhriso)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood, waxaana ay qeyb ka noqonayaan Guddiyada doorashada ee dhowaanahan la magacaabayay.…
Maxamed C/risaaq Maxamuud oo loo magacaabay Wasiirka cusub Wasasrada Arrimaha Dibada
Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble ayaa u magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud, iyadoo uu xilka ka qaaday Wasiirkii xilkaas hayay Axmed Ciise Cawad. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan looga hadlaayo la dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe…
Musharixiinta garabka mucaaradka ee Soomaaliya oo mar kale sheegay in aysan ogoleyn doorasho hal dhinac ah
Saacadihii ugu danbeeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka soo taggay qaar ka mid ah musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada 2020-21, dhinaca kalana ah siyaasiyiin siweyn uga biyo diidan hannaanka…







