Munaasabaddaan ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa loogu dabaaldagaayey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 Nov. oo laxuso sanad kasta. Munaasabadda ayaa waxaa qeyb ka…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Xogta Shirkii Musharaxiinta Madaxweynaha iyo howlo ay isu direen ka hor shirka berri
Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta shirka uga furmay magaalada Muqdisho ayaa durba waxay isu xil saareen howlo la xiriira arrimaha guddiyada doorashada heer dowlad goboleed sida Guddiyadii Galmudug iyo Hirshabelle…
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweynaha Galmudug iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed,…
–Waxaa maanta wajigiisa labaad gelaya shirka wada-tashiga ee midowga musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Inta badan shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha…
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay masuuliyiinta ugu sarreysa Maamulka Gobolka Banaadir. Rooble ayaa kula…









