Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka dhacday Degmada Baraawe. Gudoomiyihii hore ee Gobolka Shabellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax)…
2020
Musharaxiinta oo Jubbaland iyo Puntland ka codsaday inay bedelaan Guddiyada Doorashooyinka
Musharaxiinta mucaaradka ee u taagan jegada madaxtinimada ee dalka ayaa Madaxweyne-yaasha Puntland iyo Jubbaland ugu baaqay inay dib u eegis ku sameeyaan, isla-markaana ay bedelaan xubnaha ku metalaya Guddiyada Doorashooyinka.…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Magaalada Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa Odayaasha Dhaqanka kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee dalka, doorka ay ku…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah musharrixiinta xilka madaxtinimada Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug. Kulanka waxa ka qayb-galay musharrixiinta…
Waxaa saakay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka soo gaaray Wasiirka Cusub ee Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo dhawaan loo magacaabay xilkaas. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa…








