Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa garoonka…
Yearly Archives
2020
War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta
written by HAJI
Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob.Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dilbaday in…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Magaalada Muqdisho ayaa gelinkii dambe ee shalay soo gaaray wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayay Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka, iyagoona lagu soo dhaweeyay Caasimadda dalka. Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca…








