War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee xalay lagu qaaday maqaaxi ku taala magaalada Muqdisho oo lagu dilay 8 ruux oo dhalinyarro…
Yearly Archives
2020
Ciidamada Federalka Ethiopia ayaa bilaabay inay duqeeyaan magaalada xarunta u ah Maamulka Tigrey ee Mekelle. Hoggaamiyaha xisbiga TPLF, Debretsion Gebremichael ayaa xaqiijiyay in duqeyn culus ay ku socoto magaalada Mekelle…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashooyinka dhacaya dhammaadka sanadkaan 2020/2021 iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Axmed Madoobe oo warbaahinta la hadlay ayaa…









