Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal beeleed ka dhex qarxay beelo wada dega gobolka Hiiraan. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu u dhexeeyo maleeshiyo beeleed hubeysan…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdiga uu hoggaaminayay. Uhuru Kenyatta ayaa Madaxweynaha Somaliland ku soo dhoweeyay Qasriga…
Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Habraaca Daaweeynta Isku Dhafan ee Nafaqo-Xumada Daran ee Soomaaliya “SAWIRRO”
written by Admin
Akhriso bayaanka ay soo saartay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Fowziya Abuukar Nuur oo u qornaa sidan: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdugan ayaa ka soo ambabaxay…







