Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2020
Dowladda Mareykanka ayaa dalka Sudan ka saartay liiska madow ee dalalka taageera argagixisada, kadib markii dhowaan ay dowlada Sudan la sameysatay xiriir diblumaasi dowlada Israel. Tallaabadan ayaa albaabada u fureysay…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga
written by Admin
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku soo qaadan doona dalka Turkiga. Waxaana dhanka…
Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo ayaa gaaray degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfur Galbeed. Ujeedka Taliye…









