Hoos ka dhageyso Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,waxana soo saartey Hay’ada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO.
Dhageyso:-Qeybta 6 aad Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
previous post