Dhageyso ku celis Barnaamijka beeraha oo aan uga hadleyno sida loo kordhin ahaa aqoonta beeraha,barnaamijka wuxuu ku saabsanyahay sida loo beeran lahaa Dalagyada xaabuqleyda Masagada iyo Galeyda ay ka mid yihiin,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO
previous post
Dhageyso:-Barnaamijka beeraha
You may also like
Culimada baydhabo oo katacsiiyay geeridii ku timid maama Marxuumad Aamina Sheikh Mad Dooyow .
October 6, 2026Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo tababar ka furtay mudnaanta iyo xasaanadda diblomaasiyiinta.
October 6, 2026
Madaxtooyada DGKs oo ka tacsiyaysiisay geerida General Maxamed Axmed Deer (Mad-Mad) oo ku geeriyooday Baydhabo.
October 6, 2026

