Natiijada tartan aqooneedka idaacada Warsan
Caawa oo sama finalka tartanka aheyd waxaa is arkey xaafadaha kala ah Howlwadaag B iyo Daarusalaam A
Dadaal badan oo ay sameeyen xaafadaha tartamaayey waxaa lakala weydiiyey min todobo su’aal
Waxeyna kuso dhamaatey ciyaarta
H/wadaag B 16 Daarusalaam A 12
Sidaasna waxaa finalka iska xaadirisey Xaafada H/wadaag B oo ay la ciyaareyso Holwadaag A.
Hambaliyo labada xaafadood maadama dadaal fcn ay sameeyeen.
Dhageyso:-Xaafada Holwadaag B oo Caawa finalka tartanka Idaacada Warsan imaatey
previous post