Toos:-dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada.Barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan.
Dahgeyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
previous post