Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahiย Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
โBooliska Soomaaliyeed halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda Ciidanka, Caruurtooda iyo Xaasaskoodaโ Ayu yiri mr Cabdullaahi Maxamed Nuur
Sanadkii 1943-diii ayeey aheyd markii la unkay dhismaha ciidan Boliis ah oo xilligaasi loo arkaayey in uu yahay midka ugu faca weyn ,isla markaana lagama maarmaan u ah aasaaska dowlad Soomaaliyeed oo ka mid noqota beesha caalamka.