Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd xaafad ka tirsan Magaalada Cape-town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku…
Yearly Archives
2021
Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa sida maskax iyo muruqba ay…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaa uu Maanta hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed uga mahad-celiyay sida ay uga shaqeeyeen dib u…
Madaxweyne Laftagareen oo hambalyo u diray dhammaan xoogsatada Koonfur Galbeed munaasabada 1-da May
written by Admin
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Glabeed Cabdi Casiis Xasan Laftagareen , ayaa munaasabada 1-da May oo ah maalinta Shaqaalaha adduunka, waxaa uu ugu hambalyeeyaydhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan xoogsatada Koonfur Galbeed.…









