Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegiisa 2aad caawa lasooo gabagabeeyey waxaa caawa tartanka ku balansanaa Xaafadaha kala ah Deegaanka Boonkaay (B) iyo…
Yearly Archives
2021
Midowga Mushraaxiinta oo u digey Golaha Shacabka baaqna u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha
written by Admin
Midowga Musharaxiinta ayaa uga digay guddoonka Golaha shacabka ee muddo xileedkiisa dhamaaday inay qaadaan tallaabooyin lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka sidii dhacday 12 April iyaga iyo tiro…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa hambalyo u diray shaqaale weynaha…









