Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2021
Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in lagu laabto heshiiskii 17 September isagoo RW Rooble Ku wareejiyay hanaanka iyo Amniga Doorashada.
written by Admin
Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad la wada sugayey kahor jeediyey Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday inuu fulinta doorashada iyo amniga doorashada ku wareejiyey ra’iisul…
RW Rooble “Xukuumaddu waxay deg deg uga howl-geli doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaasha doorashooyinka”
written by Admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka uga mahadceliyay in sida ay…
Akhriso Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Kulanka Gaarka ah ee Golaha Shacabka
written by Admin
Muqdisho, Sabti 1-da May, 2021 Bismillaahi Raxmaani Raxiim • Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan iyo Ku Xigeennadiisa• Xildhibaannada Sharafta leh• Xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya•…








