Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu sheegay in Ciraaq ay ogolaatay in…
Yearly Archives
2021
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ahna Gudoomiyaha Wariyaasha KGS Muxidiin Xasan Xusni ayaa ka hadlay maalinta Xorriyadda Saxaafada Aduunka. Dhageyso:-Hambaliyada maalinta Xorriyadda Saxaafada Adduunka. was last modified:…
Jubaland oo shaacisay in shuruud la’aan uga qeyb galayaan Shirka uu ku baaqay Rooble
written by Admin
Jubaland ayaa shaacisay in ay ka qayb-gelayso shirka uu ku baaqay Ra’iisul wasaare Rooble, oo ku saabsan dhammaystirka heshiiskii arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September. Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubaland…
Baydhabo, 3 Maajo 2021 – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu…









