23 qof ayaa ku dhintay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee metro. Kooxaha gurmadka deg deg ayaa…
Yearly Archives
2021
Ra’iisal Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa ku dhawaaqay guddiga xalinta khilaafaadka iyo xiisada magaalada Muqdisho, kuwaa oo isugu jira Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka SoomaaliyaGuddiga ayaa…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka. Jegadan ayaa waxaa bishii hore ee April…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka kala duwan ee dib…








