Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2021
Wasiirka Waxbarashada oo Aalladda fogaan aragga kula kulmay bahda deeq-bixiyayaasha Mashruuca GPE
written by Admin
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan kula qaatay bahda deeq bixiyayaasha mashruuca GPE waxayna ka wada…
Muqdisho, May 7, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta…
Maamulka magaalada dhusamareb ayaa wada qorshe biyaha fariistay Bartamaha magaalada looga saarayo maadaaba caqabad ay ku noqdeen isu socodka gaadiidka iyo dad-waynaha guddoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-Qoroow)…







