Doodada waxaa ka qayb qaagdanay Cabdi xaafid oo ah sarkaal nabad sugida ka tirsan Aadan Ibrahim Isxaaq oo ah aqoon yahan islamarkaana ah qof ka shaqeeya arimaha bani’aadamnimada iyo Dr.Cali Buule oo ka howl gala cisbitaalka gobolka Bay waxaana tabinaya Cabdulaahi Nuur Aadan Kaqayb galayaasha doodani waxay aad ugu hadleen sida ay kaalintooda ugu qaadan karaan Aqoon yahanada hirgelinta Nabadda iyo sida ay bulshada u bedeli karaan dadka aqoonta leh ayadoo laga dheeraanayo dhibaatoyinka lidiga ku ah horumarka Nabadda iyo deganaashaha dal ama dowlad.
previous post
Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan
next post
Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan
You may also like
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey isbeddelka Dhaqaale uu dalku gaaray – Wargeyska Dalka.
September 17, 2026
Qaramada Midoobay: Soomaaliya waxay samaysay horumaro dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshada.
September 17, 2026
Bannaanbax ka dhacay Baydhabo oo lagu taageeray Xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga
September 17, 2026
Kulanka ayaa looga hadlay in doorashada ay ka qayn galaan haweenka iyo dadka lixaadkoodu dhiman yahay.
September 17, 2026
New Somali Stock Exchange Promises to Transform Local Economy and Empower Diasporas. – UNDPSomalia
September 17, 2026
Roobab Culus oo Muqdisho Ka Da’ay, Walaacna Laga Muujiyay Khataraha Fatahaadaha Deyrta 2026
September 17, 2026

