Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
2021
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya (Sawirro)
Muqdisho, May 3, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Danjiraha…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada Arrimaha bulshada Degmada Baydhabo iyo Maamulka iyo Maaliyadda degmadaas. Wareegto…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta xariirka labada dalka ee Soomaaliya iyo shiinaha la yeeshay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin…
Qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada oo kulamo la qaatay Ergeyga gaarka ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar “SAWIRRO”
Madaxweyneyaashada Dowlad Goboleedyadda Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo TAcliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaga guud Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa la kulmay Madaxda Jaamacadaha dalka, waxayna iska…
May 4, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay qaar ka mid ah madaxda xarumaha warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa ugu hambalyeeyey Maalinta…









