Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu qaarajiyo, ka dib markii gaarigiisa…
Yearly Archives
2021
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ayaa sheegay in howlgal qorsheeysan kasameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose , isla markaasna ay ku burburiyeen saldhigyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ku diyaarinayeen waxyaabaha…
Qaybtaan waxay ka sheekaynaysaa kulan ay dhalinyarada deeaanka ku yeeshay xaruun ay dhalinyaradu ku kulanto waxayna ka hadlayaan hormarka deegaanka ayadoona dhalinyarada qaar foodo ku kicinaya kulanka kdibna kala warqaadanaya.…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo todobaadka La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqabelsan…









