Xukuumadda Washington ayaa sheegtay inay si dhow u eegayso ballanqaadkii Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ee ku aaddanaa inuu dib ugu laaban doono heshiiskii doorashooyinka dalka ee 17-kii September, isla-markaana uu…
Yearly Archives
2021
Dowlada Somaliya oo fasaxday dhamaan shaqaalaha rayidkaa ee Dowlada 1-da May Awgeed
written by Admin
Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta sabtida ah kuna beegan 1-da bisha May la fasaxay dhamaan shaqaalaha dowlada Soomaaliya. Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada…
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furey qorshaha horumarinta Dowlad goboleedka Jubbaland ee 2021/2024.…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo kan Goleyaasha kala duwan ee Dowlada waxaa uu Shacabka Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland, qaraabadii, qoyskii iyo Saxiibadii…









