Ilo Diplomaasi ayaa waxay sheegeen inay Dowladda Sacuudiga go’aansatay in la xiro Dugsiyada Tuurkishka ee ku yaalla gudaha Sacuudiga marka la gaaro dabayaaqada sanadkan 2021-ka. Ilaa 8 Dugsiyada Turkiga (Turkish…
Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegiisa 2aad waxaa caawa tartanka ku balansanaa Xaafadaha kala ah Holwadaag(A) iyo Daarusalaam (A) Min todobo su’aal…
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane Mukhtaar Maxamed Aw-dheere, kadib doorasho maanta ka dhacday…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtey xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma illaa dhamaadka bisha Juun ee sanadka 2022-ka. Qorshahan cusub ayay dowlada Kenya u gudbisay…
Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay xuduudka u dhaxeysa Goballada waqooyiga Itoobiya ee Tigray iyo kan Amxaarada. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalladaas ay ku dhinteen…