Urur goboleedka Igad ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho saldhigeedu yahay…
2021
Munaasabadda lagu dhaarinayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi, Wasiirka Amniga Mudane Isxaag Cali Subug, Wasiirka Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Xuseen,…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha gobolka…
Waxaa goordhaweyd magaalada Muqdisho shir uga furmey, Raysalwasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirhsballe iyo in badan oo kamid ah Midowga Musharixiinta oo ay kamid yihiin…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Ka warbixiyey waxa Kasoo Baxay Kulankii RW Rooble & Midowga Musharixiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga hadlay in laga wada shaqeeyo amniga…







