Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aadan muddo kororsiga isagoo si toos ah uga horyimid. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in dalka uu doorasho aadi doono isla…
2021
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal lagu soo daabacay bogga Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu taliyay in dib…
Puntland iyo Jubbaland oo soo dhoweeyay mowqifyada Galmudug,Hirshabelle iyo RW Rooble
Maamulada Puntland iyo Jubbaland waxay soo dhaweynayeen Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa kaloo…
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo taageeray go’aanka Galmudug, HirShabelle iyo Rooble
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo horjeesteen muddo korodhsiga, ayna ku taageerene heshiiskii 17-kii September. Fariin lagu qoray barta twitter-ka ee…
Midowga musharaxiinta oo taageray Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweyneyaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo. Musharaxiinta ayaa Go’aan geesinimo…
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo dhammaan daneeyayaasha doorashada dalka ku war-gelisay in ay u diyaar garoobaan doorasho jawi nabdoon ku dhacda. WAR-MURTIYEED: Muqdisho 27- Apriil-2021, Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda…









