Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa saaka oo Arbaca ah markale duqeeyey magaalada Gaza ee ismaamulka Falastiin. Ugu yaraan 36 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhintay…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muuddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee…
Dhamaan Bahda Warbaahinta Warsan waxay idin leeyihiin hambalyo iyo bogaadin Ciid Mubarak, meel walba oo aad Dunnida ka joogtaan,Ilaahay haynaga aqbalo Cibaadadii Suubanayd ee aynu soo Sameynay,Sanadkaan Sanadkiisana Nolol,Caafimaad iyo…







