Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiyada ka sii daysay maxaabiis kuwaasoo uu cafis u fidiyay Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa…
2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha…
RW Rooble oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo boqolaal dadweyne kula tukaday Salaadda Ciidul Fidriga Masaajidka Isbahaysiga ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…








