Ciidamada Difaaca Israel (IDF) ayaa hadda soo sheegaya in seddex gantaal laga soo tuuray dhanka Suuriya kuwaas oo ku aaddanaa Israel. Qoraal ay soo dhigeen barta Twitter-ka ayay IDF ku…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kaddib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore ka dhacay dalkaas. Wariyaha VOA ee…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay munasabad lagu maamuusayay 15ka May maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isaga oo bogaadiyay doorkii 13kii dhalinyarada ahaa ee SYL Farmaajo …
Maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaantii ugu danbeysay ka saaray xaalada magaalada Jowhar oo uu ku fatahay wabiga shabeelle waxaana mas’uuliyiinta maamulku sheegeen in ay go’doon gashay magaalada Jowhar. CabdiMahad Cabdullaahi…








