Madaxweynaha Zambia Edgar Lungu ayaa u xaqiijiyey muwaadiniinta dalkiisa inuu caafimaa qabo kadib markii uu istaaga ka dhacay. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galayey xaflad loo sameynayey ciidanka dalkiisa shalay caasimadda…
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku sooxiray shirka Guddiga sare ee mashruuca Somali Urban…








