Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bini’aadanimada. Madaxweynaha oo kulankaan la qaatay Wakiilada…
Yearly Archives
2021
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka geysteen Gudaha Soomaaliya. Danjire Abuukar Baalle…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Bantigoonka Maraykanka ayaa ka shaqeenayaa horumarin soojeedin ay doonayaan in daraasiin ciidamada sida gaarka u tababaran iyo Tababarayaal ay usoo diraan Soomaaliya si ay u taageeraan ciidanka qaranka Somalia, qorshahaan…






