Saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale oo samafalka iyo arrimaha gargaarka bani aadanimada ayaa booqday markii ugu horeysay sanooyin kadib magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Wafdiga ayaa kormeerey…
Yearly Archives
2021
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed
written by HAJI
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaareha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa COVID-19, iyadoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Soomaaliya oo buuxisay qeyb ka mid ah shuurudaha ku biiritaanka Ururka Ganacsiga Adduunka
written by HAJI
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka iyo Wasiirada Ganacsiga iyo…








