Dood ku saabsan lambar gaaban oo si bilaash ama lacag la’aan dadka uga soo wici karaan Xaruunta xalinta khilaafaadka Degmada Baydhabo si looga xaliyo arihama khilaafaadka la xarira, labarada gaaban Bulshada Jooga Degmada Baydhabo waxay ka soo wici karaa 412, kuwa ku sugan Xudur ayagana waxay wici karaa 413.
Xaruuntaan waxay hoostagtaa wasaarada Cadaalada iyo garsoorka KGS.
Dooda waxaa daadihineysa Shukri Ismail Ahmed, waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Odoyaasha xaruunta xalinta khilaafaadka Degmadii Baydhabo Malaag Mowliid Sheikh Noor.