Mowduuca jumcahaan waa Isla macamiilka labada qof ee is qaba iyo in si nabad ah uwada noolaan karaan.Sheekh Aadan afar ayaa soo jeedinaya ee dhageysi wanagsan Dhageyso:-Casharka Sheeqa ee Todobaadkaan…
Yearly Archives
2021
Hoos ka dhageyso Dood ku saabsan xaafadaha Baydhabo sida ay Nabadda uga shaqeeyaan iyo is dhaxgalka bulshada,Dooda ayaa waxa ka qeybgaley Gudoomiyaasha Xaafadaha Towfiiq iyo Wadajir Dhageyso+Sawiro:-Dooda Nabada iyo Dimuqraadiyadda…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti INTERPOL ah wafdigaan oo ahaa heer caalami, ayaa booqasho ku yimid, Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…






