Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso muranka kala dhaxeeya waddanka Itoobiya ee…
2021
Dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada was last modified: June…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Dalka ayaa…
Dahgeyso+Sawiro:-Dood ku saabsan sida bulshada ula soo xariiri karaan xarunta xalinta khilaafaadka degmada baydhabo.
Wasaarada cadaaladda iyo garsoorka Koonfur Galbeed ayaa sameysey numbaro bulshada Bay iyo Bakool kala soo xariiri karaan xarunta xalinta khilaafaadka degmada Baydhabo . Dooda ayaa waxaa daadihinayo Wariye Shukri Ismaaciil…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









