Qoraal ka soo baxay Maamulka Hirshabelle ayaa lagu cadeeyay in aysan ka qeyb ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu dhawaan ku casuumay Ra’iisul Wasaare Roble madaxda dowlad goboleedyada iyo…
Yearly Archives
2021
Dowladda Somalia oo ka qeyb-gashay shir looga hadlay arrimaha is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska Afrika.
written by HAJI
Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha…







