Iran ayaa beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay laheyd Israa’iil kaas oo marayay xeebaha Cummaan labo maalmood ka hor. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha…
Yearly Archives
2021
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo Soo gaaray Magaalada Baydhabo.
written by HAJI
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka Soo gaaray Magaalada baydhabo Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku…
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey…
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta xukuumadda xilgaarsiinta Adan Cabdinasir ayaa ku guuleystey mid ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee doorashadiisu maanta ka dhacday magaalada Baydhabo. Aadan…








