Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, isagoona xilkaasi si ku-meel-gaar ah ugu magacaabay Sarreeye…
Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid shaqo joojinta uu Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…