Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa waxaa xalay lagu tuuray Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Maamulka Hirshabeelle ku leeyihiin Xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
2021
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa ka hadashay dagaal xoogan oo laba maleeshiyo beeleed ku dhexmaray deegaanka Kabxanleey ee duleedka Magaalada Baladweyne. War-saxaafadeed uu soo…
Wararka ka imaanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in xalay hoobiyaal lagu weeraray saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari Weerarka hoobiyasha kadib ayaa ciidamada Puntland waxa…
Xoogaga Daalibaan ee haatan la wareegay dalka Afghanistan ayaa toogtay haweeney ka tirsaneyd booliskii hore ee ciidamada Afghanistan caasimadda gobolka Ghor. Haweeneydan oo magaceeda lagu sheegay Banu Negar, ayaa lagu…
Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u bilowday shir lagu dhex dhexaadinayo kadib markii khilaaf ka dhashay shaqo joojinta Agaasimihii Nabad Sugida…









