Danjire Cawaale Cali Kullane oo kulan la yeeshay Agaasime ku -xigeenka madaxa Waaxda xariirka Caalamiga ah ee ee xisbiga shuuciga CPC kana tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Shuuciga ee Shiinaha…
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yoweri Museveni;”Waan Kala Baxaynaa Ciidamadeena Soomaaliya Haddaan La Joojin Khilaafka Siyaasadda”
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya kadib markii uu soo cusboonaaday khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul…