Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 ee Nocyada ASTRAZENECA iyo J&J Daahfurka Tallaalka waxaa ka soo…
2021
Madaxweynaha Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Midiwga Yurub Iyo Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:- Su’aal weydiintii lixaad ee ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa tii lixaad tahay Waxaa ka qeyb galaya Ustaad Aadan Miiris Maxamed ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare ee Hirshabeelle ku matalaya
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa si rasmi ah usoo soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi ee Hirshabeelle ku leedahay barlamaanka Aqalka Sare. ⓘMadaxweyne Gudlaawe ayaa noqday madaxweynihii…







