Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Sheekh Shuceeb
2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare,Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland.
1-Link-ga Muuqaalada qabashada doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi.https://we.tl/t-39j1ihXra3 2-Link-ga Codka guddomiyaha Aqalka Sarre mudane Cabdi xaashi.https://we.tl/t-ajq9skIPyE 3-Link-g Codka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.https://we.tl/t-xA24GqPpsc 4-Link-ga Codka ku-xigeenka Ra’iisul…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Jaamacadda Carabta oo ballanqaaday taageero maaliyadeed oo ay u fidiso doorashooyinka Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku qabsoomay Magaalada Qaahira intii u dhexeysay 9-10…







