1-Link-ga Muuqaalada qabashada doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi.https://we.tl/t-39j1ihXra3
2-Link-ga Codka guddomiyaha Aqalka Sarre mudane Cabdi xaashi.https://we.tl/t-ajq9skIPyE
3-Link-g Codka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.https://we.tl/t-xA24GqPpsc
4-Link-ga Codka ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.
https://we.tl/t-1m6eQ3yqfD
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare,Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland, kulankaas oo uu sidoo kale ka qeyb galo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Ra’iisul ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in toddobaadka soo socda la bilaabi doono doorashada xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland)
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Ra’iisul Wasaaraha dalka uga mahadceliyay kaalintii uu ka qaatay xallinta khilaafkii arrimaha doorashooyinka Somaliland, isagoo u ballan qaaday in ay ku garab taagan yihiin hoggaamintiisa howlaha doorashooyinka dalka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ballan qaaday in uu gacan ku siin doono dhinacyada Somaliland in ay doorashada xildhibaannada u qabsadaan si xor ah oo ay isla oggol yihiin.