Wiil Soomaali ah ayaa afar qof ku dhaawacay weerar uu u adeegsaday tooreey, magaalada Rimini oo ku taala Talyaaniga, waxaana eedeysanahan oo 26-jir ah uu ku safrayay bas isaga oo…
2021
Hadal Jeedinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare oo ka socota Magaalada Jowhar
Waxaa si rasmi ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe uga bilaawday Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya oo ay deegaan doorashadooda tahay Hirshabeelle…
Wasiiradda Qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Kormeerey Mashruuc dhismo ay Ciidamada AMISOM wadaan.
Wasiiradda Qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Ahmed Madoobe Noonow Maxamed (Ahmed Baashi) wasiirka Waxbarashada Mohamed Yuusuf Hassan (Waliid) Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Taliyaasha Ciidamada Booliska AMISOM iyo…
Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha maaliyadda Dalka.1-Link-ga Muuqaalada kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo hay’adaha maaliyadda https://we.tl/t-QjnqKc0G0y 2-Link-ga Codka Guddomiyaha Bangiga dhexe, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi. https://we.tl/t-Upc1wiLv90 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi qaran oo baaritaan ku sameeynaya kiiska Ikraan Tahliil Faarax. ⓘMadaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay guddi uu guddoomiye u yahay Xeer Ilaaliyaha Guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








